codsi

application

magaca koowaad

first name

magaca dambe

last name

dhalasho

birthday

meel

place

taariikh

date

muwaadinimo

citizenship

degmada

municipality

lab

male

dhadig

female

kali

single

guursaday

married

furay

divorced

lambarka shaqsiyeed

personal id

ilaa

until

ansax

valid

la bixiyay

issued

la diiday

refused

casuumaad

invitation

saxiix

signature

  1. Foomamka

    Forms

  2. Xagee ka heli karaa foomka codsiga?

    Where can I get the application form?

  3. Waxaad kala soo bixi kartaa weebsaydhkeena ama email ayaan kuugu soo diri karaa.

    You can download it from our website or I can send it to you by email.

  4. waxaan jeclaan lahaa inaan codsado sharciga degenaanshaha.

    I would like to apply for residence permit.

  5. Miyaad codsatay onleeynka? Waxaad ku buuxin kartaa arjiga khadka tooska ah weebsaydhkeena.

    Have you applied online? You can fill the application online on our website.

  6. Maya, maanta ayaan buuxinayaa. Sideen ku heli karaa ballan?

    No, I will fill it today. How can I get an appointment?

  7. Waxaad ballan ku heli kartaa adoo ka soo wacaya adeeggayaga macaamiisha ama ka dalban kara weebsaydhkeena.

    You can get an appointment by calling our customer service or book from our website.

  8. Ma isiin kartaa tilmaamo ku saabsan sida loo codsado?

    Could you give me some instructions on how to apply?

  9. Waqtiga arjiga ee sanadkan wuxuu dhammaanayaa dhammaadka Febraayo natiijooyinka waxaa la daabici doonaa bisha Meey.

    The application period for this year ends by the end of February and results will be published in May.

Xayeysiinta


Meheraddaada halkan

( Kor u qaad ganacsigaaga)