Qolal

Rooms

Furo

key

Albaab

door

hool

hallway

dhulka

floor

qolka fadhiga

living room

qolka jiifka

bedroom

telefishanka

television

rog

carpet

furaash

mattres

buste

blanket

fadhi

couch

sariir

bed

barkin

pillow

khaanad

shelf

dariishad

window

daah

curtain

qurxin

decoration

alaabta guriga

furniture

feynuus

lamp

musqul qaweyska

bathroom

musqul

toilet

muraayad

mirror

qubeys

shower

Jiko

Kitchen

Qaado

spoon

fargeeto

fork

Midi

knife

Saxan

plate

Koob

cup

galaaska biyaha

water glass

Miis

table

Miiska qadada

dining table

Kursi

chair

Dhalo

bottle

tallaajo

fridge

Qaboow

freeze

kafee sameeye

coffeemaker

Burjikada korontada

microwave

quusin

sink

qasabad

faucet

bir daawo

pan

shoolad

stove

foorno

oven

weel dhaqe

dishwasher

  1. Qolal

    Rooms

  2. Immisa qol ayuu leeyahay gurigaaga?

    How many rooms are in your house?

  3. Waxaan leenahay labo qol jiif, qol fadhiga, jiko iyo bannaanka.

    We have two bedrooms, a living room, a kitchen and a storage outside.

  4. Guri noocee ah ayaad u baahan tahay?

    What kind of apartment do you need?

  5. Waxaan rabaa sedex qol oo jiif ah jikad weyn, balakoon, musqul iyo suuli.

    I need a three bedroom apartment with a large kitchen, a balcony, a bathroom and a toilet.

  6. Waxaan u baahanahay inaan bedesho furaashyada qolkayga ku yaal. Ma ogtahay xagee laga iibsan karaa?

    I need to change mattresses in my room. Do you know where can I buy?

  7. Waxaa ku yaal dukaan wanaagsan magaalada banaankeeda. Aan ku qoro cinwaanka.

    There is a good shop outside the city. Let me write you the address.

  8. Jikada

    Kitchen

  9. Immisa jeer ayaad guriga ku karisaa?

    How often do you cook at home?

  10. Badanaa waxaan karsadaa maalmaha fasaxa ah laakiin waxaa jira waqtiyo aan karsado inta lagu jiro usbuuca sidoo kale.

    I mostly cook on the weekends but there are times I cook during the week as well.

  11. Ma u baahan tahay inaad wax ka hagaajiso jikada?

    Do you need to repair something in the kitchen?

  12. Haa, jikada waa loo baahan yahay in la dayactiro waayo waa duug.

    Yes, the kitchen needs to be repaired because it is old.

  13. Halkeen ka iibsan karaa miis cunno wanaagsan oo lix ah?

    Where can I buy a good dining table for six?

  14. Waxaan aqaan dukaan wanaagsan. Halkaas ayaan ku geyn karaa

    I know a good shop. I can take you there.


Xayeysiinta


Meheraddaada halkan

( Kor u qaad ganacsigaaga)